Hogaamiye Xirsi Oo Magac Cusub U Bixiyey Madaxweyne Biixi + [ Muuqaal ]

Burco (Salaanmedia.com)- Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxa uu khudbad ka jeediyey furitaanka shirka golaha dhexe ee Waddaniw axaana uu madashaas magac cusub ugu bixiyey madaxweyne Muuse Biixi magacaas oo ah “ Muuse Firdhiye “

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=ZAXFXRdBrcA