Madaxweyne Biixi Oo Gaadhey Jabuuti Iyo Geelle Oo Soo Dhaweeyey + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo gaadhay dalka Jabuuti ayaa waxaa si balaadhan u soo dhaweeyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle una qaabilay.