SULDAANKA GUUD EE BEELAHA H YOONIS OO BURCO SOO GAADHAY IYO SHIR MAGAALADA BURCO UGA FURMAY BEELAHA GARXAJIS

Burco (Salaanmedia.com) Suldaanka Guud ee Beelaha H/Yoonis Suldaan Maxamed Xirsi Qani Ayaa malintii Salaasada Soo gaadhay Magaalada Burco isla markaana wali ku Sugan Magaalada Burco Suldaanka Iyo Waftidiisa Madax dhaqameeedka Beelaha Garxajis Qaar Ka Mid ahiba ay Shalaysto Shir balaadhan isugu yeedheen Wax Garadka Aqoon Yahanka Iyo Dhlinyarada Beesha Garxajis Burco Shir kaas oo ay Saxaafadu ka caaganayd ayaa sida ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan uu ku saabsanaa Xog Waranka xaalada Bariga ka taaagan gaar ahaan magaalada ceerigaabo Isla Makaana sida ay ay wararku tibaaxayaan Arintu aanay sahlanayn balse jawiga ka muuqda sulaadiinta Iyo Cuqaasha Beelaha Garxajis Burco ee ku sugnaa shirkaasi shalay ilaa xalay ka socday Magaalada Burco Uu Tilmaamayaa mid Lagaga Diyaar Garoobaayo Mid Colaadeed iyo Mid Nabaeedba

Hadaba Si Kastaba Ha Ahaatee Suldaanka Guud Ee Beelha H/yoonis Suldaan Maxamed Xirsi Qani Iyo Waftidiisa Madax Dhaqameedka Ah ee Beelaha Garxajis Ayaa Lafilaya Inay Maanta Ilaa Sabtida Bari Ah U Kicitimaan Dhinaca Deegaanka Oodweyne Isla Markaana Shirar Kale uga Furmi doono Dhamaan Gudida Beelaha Garxajis Oo Iyana Ka Imanaaya dhinaca Caasimada Hargays Shirkaasi Ka Dibna Loo Si Kala Anbabixi Doono Dhina Hawdka Sare Ilaa Iyo Marsin Min Doonbiralay iyo Ceel Baxay Iyo Dhamaan Hawdka Daroor Ilaa Gaashaamo I W M