Waddani Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Xidhmeyso Qaadashada Kaadhka Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]

hargaysa (Salaanmedia.com)- Waddani Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Xidhmeyso Qaadashada Kaadhka Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]

Halkan Hoose Ka Daawo

Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga ay xidhmayso qaadashada kaadhka golaha dhexe oo ay iminka qeybintiisu ay socoto

Gudoomiyaha ayaa sheegay in kaadh qaadashadu ay ugu danbeyso 23 bishan oo ay xidhmi doonto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan