War Deg Deg Ah Gor Gorkii Dilaaga Ahaa Oo Degmada Xaaji Saalax Ku Cunay Wiil 10 Jir Ah

Burco (Salaanmedia.com) Gorgorkii dilaaga ahaa ee todobaaad yadii hore mid ka mid ah lagu dili jiray tuulo ka tirsan degaanka gaashaamo ayaa mid kale oo kii oo kale ahi maanta galinkii danbe uu ku soo weerararay wiil yar oo toban jir ah degmada xaaji Saalaax ee Gobolka Daadmadheedh hadaba si kastaba ha ahaatee Waxaa Lagu Soo waramayaa in wiilkii yaraa ee bahalkaasi Cunay uu Geeriyooday

Wixii War Ah ee Intas Soo Kordha Kala Soco Shabakada Salaanmedia.commm