WAR DEGDEGA DAGAAL MAR KALE KA QARXAY LABADII BEELOOD EE DEEGAANKA CEEL AFWEYN DIRIRTU KU DHEX MARI JIRTAY

Ceerigaabi (Salaanmedia.com)- Dagaal Ayaa Lagu Soo Waramayaa In Mar Kale Uu Ka Dhex Qarxay Labadii Beelood EE Caadaystay Inay Isku Laayaan Agagaarka Deegaanka Ceel Afweyn Dagaalkan Ayaa Goor Dhaweyd Ka Bilaamay Meeel ku dhow DARARWEYNE

Dagaal ayaa mar kale ka qrxay deegaanka Ceel Afweyn gaar ahaan meel ku dhow Dararweyne dagaalkan ayaa goor dhaweyd ka bilaamay degaanka dararweyne hadaba si kastaba ha ahaatee dagaalkan ayaa uamada reer Somaliland Ay aad ula yaaban tahay waxa uu la dami la yahay ama lala heshiisiin kari waayay labadaasi beelood ee walaalaha ahaa dagaalkan hada socda ayaa wali Socda balse aan la soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay dagaalkan hadaba si kastaba ha ahaatee dagalkaasi hada wuu Socdaa cidna wali Wax Gurmad Ah Oo Kala Dhex Gasha Ma Aysan Gaadhin Wixii Warar Ah Ee Intaas Ka Soo Kordha Kala Xidhiidh Shabakada Salaanmedia.commm