Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiirka Shaqo-gelinta oo Kormeer ku samaysay Xarunta Agoomaha ee Gabiley

Gabiley (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac,ayaa maanta booqasho ku tagtay Xarunta Agoomaha ee magaalada Gabiley oo ay kormeer ku samaysay qaybaheeda kala duwan.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan Hoose