XISBIGA WADDANI LAANTIISA DALKA UK AYAA QABANQAABO UGU JIRA SOO DHAWEYNTA GUDOMIYE CABDIQAADIR JIRDE,

Waddani Somaliland National Party OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS:

Waxaa dhammaan masuuliyiinta, xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Waddani ee ku sugan dalka UK lagu wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shir balaadhan oo gudomiye/xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde xisbiga la qaadan doono maalinta Axada ee taariikhdu tahay 22/09/2019; goobta shirka iyo goorta shirku waa sidan hoos ku xusan.

Date: Sunday 22 September 2019 Time: 5pm
Goobta: Cocoon House ,
Off Lime Grove Road,
Market Approach Shepherd’s Bush W12 8EE
Ka soo qayb gal wanaagsan idinkoo wakhti dhawraaya.

Waddani UK