Xukuumadda oo Ceel-biyood u dhagax-dhigtay Deegaanka Qool-dhuxulaale ee Degmada Sallaxley

Hargeysa (SalaanMedia)- Xukuumadda Somaliland ayaa u dhagax-dhigtay Ceel-biyood laga hirgelinayo Deegaanka Qool-dhuxulaale oo ka tirsan Degmada Sallaxley ee gobolka Hawd.

 

Muuqaalka hoose ka daawo faahfahinta warkan

https://youtu.be/UiT7O0RWfuk