Agaasimaha Guud ee Horumarinta Biyaha oo Dhismeyaal Cusub u dhagax-dhigay Wakaaladda Biyaha Tog-wajaale

Tog-Wajaale (SalaanMedia)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Maxamed Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda hay’adda UNICEF, ayaa maanta gaadhay magaalo-ganacsiyeedka Tog-wajaale, waxaanu agaasimuhu halkaas ku dhagax-dhigay xafiisyo loo dhisayo Wakaaladda Biyaha ee magaaladaas.

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose