Dawlada Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Faysal Cali Waraabe Una Hanjabtey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Safiirka Dawlada Jabuuti U Fadhiya Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe isla markaana waxaa uu hawda u mariyey fariimo hanjabaad ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=vxUtfKH4RA4