Deg Deg: Daawo Muuqaalka Gaadhigii Shalay Isku Qarxiyay Xeraddii Ciidanka Maraykanka Ee Bali-Doogle Ee Soomaaliya.

Muqdisho (Salaanmedia.com)- Daawo Muuqaalka Gaadhigii Shalay Isku Qarxiyay Xeraddii Ciidanka Maraykanka Ee Bali-Doogle Ee Soomaaliya.

Sida ka muuqata gaadhiga ayaa lagu qarxiyay Duleedka Xeradda ay Ciidanku deganaayeen balse Shabaabku lug ayay ku galeen gudaha Xeradda Ciidanka, Waxaana ka dhashay khasaare badan oo baahsan.

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=Hy9E6IMnvW0