Gudoomiye Ciro Oo Soo Xulay Xubintii Kominshanka Doorashooyinka Xisbigiisa U Meteli Laheyd + [ Waa Kuma ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka.

Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar .

Masuulkan Ciro u soo Magacowdey kominshanka doorashooyinka ayaa ah nin ganacsade ah kana soo jeeda magaaalada Ceerigaabo .