Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MEHERKA DR JAAMAC TALEEX AFXAKAMO IYO MARWADIISA MUWAAHIB

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HALYEEY QARAN IYO HORYAAL DUMAR BAA MEHERKOODU DHACAYOO HADUUN BUU KA DHAG SIIYAY SAAXIIBKAYGII QAALIGA AHAA EE DR ……. DHAKHAATIIRI ISKUMA JIRTEE DHAKTOR JAAMAC TALEEX AFXAKAMO IYO MARWADIISA MA WAAHIB OO MEHERKOODU SAAKA KA DHACAY MAGAALADA BURCO WAXAANU LEENAHAY NOQDA KUWII ISKU WAARA UBAD KHAYR QABANA KALA HELA NOLOSHOODANA ISLA DHAMAYSTA AAMIIN AAMIIN

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بلخير او في الخير بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بلخير او في الخير بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بلخير او في الخير بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بلخير او في الخير