Hargeysa oo markii u horeysay lagu qabtay Xuska Maalinta Boosaha Adduunka

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabatay xuska caalamiga ah ee Maalinta Boosta Adduunka oo noqonaysa markii u horeysay ee lagu qabto Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose