Madaxweynaha Somaliland Oo U Dhoofay Dalka Jabuuti

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mida xukuumadda oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka Somaliland ayaa maanta u ambo-baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qayb-gelaan aaska Marxuum Sacad Cumar Geelle oo lagu aasi-doono dalka Jabuuti