Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Cabashada Waddani Ka Gudbiyey Xubnaha Uu u Soo Xulay Kominshanka Cusub + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com_) Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley cabashadii xisbiga Waddani ka gudbiyey 3 xubnood ee madaxweynuhu u soo xulay kominshanka doorashooyinka

Madaxweynaha ayaa sheegay in xisbiga Waddani ay cabashada xaq u leeyihiin isla markaana uu ku ixtiramaayo balse uu ku qanacsan yahay go,aanka ay golaha wakiiladu ka gaadhaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan