Qareenno Tafaasiil Sharci Ka Bixiyey Muran Sharci oo u Dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Somaliland iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

Hargeysa (SalaanMedia)- Xubno Uu ugu Horeeyo Ku xigeenka ururka qareenada Somalilad oo maanta warbaahinta kula hadlay Gudaha Caasimada Hargeisa ayaa Tafaasiil Sharci ka Bixiyey Xeer Dhawaan ay soosaartay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Jsl Kaas oo Muran Ka dhex Abuuray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee dalka iyo Wasaarada, Waxaana murankaasi oo gaadhay Ilaa Golaha Guurtida Sababay inay Kasoo Saaraan Go’aan liddi ku ah Xeerkii wasaarada waxbarashada.

Halkan Hoose Ka Daawo Ururka Qareenada Somaliland Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya.