Sawirka todobaadka,Aabe ay hal mar jaamacada uga wada qalin jebiyeen lix (6) caruura oo uu dhalay.

Sawirka todobaadka,Aabe ay hal mar jaamacada uga wada qalin jebiyeen lix (6) caruura oo uu dhalay.

 

Mansha Allah waa wax lagu diirsado marka 6 caruura oo aad dhashay markaliya jaamacada kaaga qalin jabiyaan, Waa Aabe Iyo Hooyo mudan In la xumo Allah waxaan ugu baryaynaa In uu noqdo cilmi anfaca dhamaan dadka Muslimiintaa.

Salaanmedia/Hargaysa