Wasiir ku-xigeenka Horumarinta Caafimaadka oo Furay Mashruuca Hooyada iyo Dhallaanka

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiir ku-xigeenka Horumarinta Caafimaadka Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa maanta magaalada Hargeysa ka Furay Mashruuca Hooyada iyo Dhallaanka.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose