Xisbiga Waddani Oo Hakiyey Xubintiisii Kominshanka Doorashooyinka Iyo Sababta + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Xisbiga waddani ayaa waxaa uu hakiyey xubintii uga mid noqon laheyd 7 xubnood ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland

Xisbiga ayaa cabasho ka muujiyey 3 xubnood oo madaxweyne Biixi u soo xulay kominshanka doorashooyinka.

Waxaana sidaas goor dhaweyd warbaahinta u sheegay gudoomiyaha golaha wakiilada oo cadeeyey in golaha wakiiladu waajibkooda ka gudan doonan 6 xubnood ee kale .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan