Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Ka Qeyb Galka Caleemo Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay waaxaha kala duwan ee dalwada Somaliland uga digtay inay ka qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=ZDAvkpIIs3A