Deg Deg:- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhawayd gurigiisa kala baxay islamarkaana Xabsiga u Taxaabay Mujaahid Cabdi Ibraahin Cabdile oo.. By Salaan - November 18, 2019 Deg Deg:- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhawayd gurigiisa kala baxay islamarkaana Xabsiga u Taxaabay Mujaahid Cabdi Ibraahin Cabdile oo ah ninkii soo saaray kalmadda shaac baxday ee ah “Muusow Ila Meerayso”.