Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartanka 4 Mashruuc oo loo fulinayo Hay’adaha Xukuumadda

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Tartan loo geli doono Afar Mashruuc oo loo fulinayo hay’adaha kala duwan ee Dowladda.

Warkan oo Faahfaahsan Muuqaalkan ka daawo