Wax badan Ogow Xogo iyo Macluumaad ku saabsan Shanta Kooxood ee Ugu Khatarsan Maafiyada (Budhcadda) Dunida – DAAWO WARBIXIN

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Adduunka Guudkiisa, marka laga yimaaddo siyaasadaha hoggaamineed ee dowladaha ee dhinacyada Maamulka iyo Ammaanka, waxa jira Kooxo Qawlaysato oo saamayn ku leh Ganacsiyada, siyaasadda iyo Ammaanka. Kooxahani oo lagu tiriyo inay yihiin iskaashato isku xidhan oo ka hawl-gala meelo kala duwan oo Adduunka ah in kasta oo ay ku kooban yihiin waddamo gaar ah oo ay ka hawl-galaan. Waxa ay inta badan ku lug leeyihiin ganacsiyada suuqa madow sida hubka iyo maandooriyeyaasha.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah Kooxaha Maafiyada Adduunka ee ugu khatartan iyo qaababka ay u hawl-galaan.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Warbixinta oo dhammeystiran