DAAWO Abwaan Hadraawi oo ka sheekaynaya Qisooyin Murugo leh oo Ku dhaliyey Hal-abuurka Midhaha Heesta HOOYO

Waxa aanu halkan idiinku soo tabinaynaa Sharraxaadda iyo faahfaahinta mid ka mid ah qisooyinka Taariikhda dhumucda ee sababtay inuu midhaheeda hal-abuuro Heesta Hooyo ee uu sameeyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Waxa qisada soo tabinaya Abwaanka Midhaha sugaaneed ka sameeyey Heestan midhaheedu Qiimaha badan leeyihiin oo marka aad dhegaysato aad ka markhaati kacayso qiimaha Hooyadu leedahay.