Demoqraadiga Oo Rasmi U Eedeeyey Trump

Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka ugu eedeeyey “hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay.” Warbixin ay shalay soo saareen guddiyada congresska ee baarista waday ayaa lagu saleeyey baaris bilo badan socotay oo Madaxweynaha lagu waday.