Guddi-hoosaadka Kheyraadka ee Golaha Wakiillada oo la shiray Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Guddi-hoosaadka Kheyraadka ee Golaha Wakiillada Somalilad, ayaa maanta kulan la yeeshay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee magaalada Hargeysa.