Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Dhagax-dhigay Xarun Caafimaad oo Cusub

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarun Caafimaad oo Cusub.