Maayarka Hargeysa oo Digniin u Diray Gaadiidleyda Caasimadda

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa maanta farriin digniino xambaarsan u diray Gaadiidleyda ka hawl-gasha gudaha Caasimadda iyo kuwa kale ee isaga dhex socdaalla gobollada iyo magaalo-madaxda dalka.

 

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo Faahfaahsan

https://www.youtube.com/watch?v=XBdYOXeTLQI