Maxaad ka ogtahay Sirta ku duugan Faa’iidada DHEGTA MIDIG iyo SAQDA DHEXE ee Habeenkii (Cilmi-baadhis)?

Hargeysa (SalaanMedia)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa natiijooyinka laba daraasadood oo ku saabsan Sirta ku duugan Faa’iidada ay leedahay DHEGTA MIDIG iyo sidoo kale Faa’iidada ku jirta Saqda Dhexe ee Habeenkii go’aamada la gaadho.

Daraasadda Koowaad: Sirta ku qarsoon in aad danaynayso dhago-nuglaanta qof aad rabto qabashada hawl aad u dirayso, ayaa muhiimadeedu ku jirtaa adiga oo fariinta u mariya dhegtiida midig.

Daraasadda Labaad: Dad badan ayey dhici kartaa inay iswaydiiyaan waxa looga jeedo sirka ku jirta xilliga saqda dhexe ee habeenkii, isla markaana ay su’aalo badan iska waydiiyaan waxa ku hoos jira, tiiyoo aanay meesha ka madhneyn inay maskaxdaada ku soo dhacayaan dhawr arimood oo kala duwan.