Boqor axmed Iimaan warsame Hadaanu nahay beelaha la hayb sooco Anagu qado doonimayno Waxqabad ayaanu rabna Madaxwayne

Boqor axmed iimaan warsame anagu qado doonimayno waxqabad ayaanu rabna hadaanu nahay belaha la haybsooco, isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay boqor axmed iimaan  in aanu madaxwayne biixi doorasho diyaar u ahayn salaanmedia/Hargeisa