Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo Caydhiyay markab laga leeyahay jabuuti ,kaasi oo jiidayay xadhiga internetka ee bada hoostiisa mara taasi oo ay sheegtay usbuuci ina dhaafay in ay dawlada jabuuti marinayso deegaano somaliland kamida.

Ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo Caydhiyay markab laga leeyahay jabuuti ,kaasi oo jiidayay xadhiga internetka ee bada hoostiisa mara taasi oo ay sheegtay usbuuci ina dhaafay in ay dawlada jabuuti marinayso deegaano somaliland kamida salaanmedia/Hargeisa.