DAAWO: “Dalka Idinkaa Baabinaya ee Waa in Laydinka Qabtaa..” Maayor CAWL (AHN) oo Cannaan Dhagaha goosanaya Masuuliyiinta Dowladda Hoose

DAAWO: “Dalka Idinkaa Baabinaya ee Waa in Laydinka Qabtaa..” Maayor CAWL (AHN) oo Cannaan Dhagaha goosanaya Masuuliyiinta Dowladda Hoose ee Hargeysa wakhtigii uu ahaa Maayarkii u dambeeyey ee magaalada Hargeysa 2000 ilaa 2002-dii ka hor intii aan loo diga-rogan Doorashada goleyaasha Deegaanka.