DAAWO: Wararkii u dambeeyey Xiisadda IRAN iyo Maraykanka, Hanjabaadda Trump, Mowqifka Caalamka iyo Dareenka Jira

Daawo Warbixin laga diyaariyey wararkii u dambeeyey ee Xiisadda u Dhaxaysa Iiran iyo Maraykanka, Hanjabadaha Madaxda, Dhawaaqa Beesha Caalamka iyo Tuhunnada jira ee labada Dhinac.