DEG-DEG: Ilaahay Naxariistiisa Janno Haka Waraabiyee Sheekhii Caalimka Ahaa Ee Yuusuf Axmed Diidaat, Oo Goor Dhawayd U Geeriyooday Dhaawac Soo Gaadhay.

DEG-DEG: Ilaahay Naxariistiisa Janno Haka Waraabiyee Sheekhii Caalimka Ahaa Ee Yuusuf Axmed Diidaat, Oo Goor Dhawayd U Geeriyooday Dhaawac Soo Gaadhay.

Nin Gaal ah iyo Koox uu watay ayaa Sheekha dhaawacay, iyagoo ku weeraray magaalada xeebta ku taalla ee Durban ee dalka Koonfurta Afrika.

Habeen hore ayay ahayd markii weerarkani dhacay, Waxaanay ka toogteen oo ay Rasaasta kala dhaceen madaxa. In muddo ah ayaa lala tacaalayey xaaladda Sheekha, balse goor dhawayd ayuu geeriyooday, Ilaahay ha u naxariistee.

Marxuum Sheekh Yuusuf Axmed Diidaat ayaa ah wiilka uu dhalay wadna gooyihii Mulxidiinta iyo Baadariyada Afrika Sheekh Axmed Diidaat.

 

Source Abdisalam Abuhurayra.