Gaadhigii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo gaadhi kale oo isku dhacay Iyo Afhayeenka xisbiga oo ka hadlay..

Gaadhigii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo gaadhi kale oo isku dhacay Iyo Afhayeenka xisbiga oo ka hadlay..

Halkan hoose Afhayeenka oo Barta facbuugiisa soo dhigay.

Guddoomiye’ C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” dhib iyo dhiilo midna ma qabo waanu bad-qaba balaayana ka dheer. dhammaan Umadda Somaliland iyo Taageerayaasha Xisbigaba waxaan ku war-galinayna in aanay wax balaayo ahi jirin kaliya baaburka Guddoomiyaha ayaa Baabur kale ku dhacay. Mahadsanidiiin dhammaantiin meel kasta oo aad joogtan Alle ayaa Mahad leh.

Afhayeenka Xisbiga Waddani

Barkhad Jamac Botan