Guddoomiyaha Gobolka Sool oo ka hadlay mashaariicdii Tiro Badan oo Xukuumaddu ka hirgelinayso gobolkaas

Laascanood (SalaanMedia)- Guddoomiyaha Gobolka Sool oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood, ayaa faahfaahin ka bixiyey mashaariicdii ugu Tirada Badnayd oo Xukuumaddu sannadkan ka hirgelinayso gobolkiisa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

https://www.youtube.com/watch?v=UQpACk9xjtE