Hannaanka Doorashooyinka Somaliland iyo Ka Qayb-galkooda oo Dood Adag laga yeeshay

Hargeysa (SalaanMedia)- Kulan lagu falan-qeeyey Xuquuqda Muwaadiniinta ee ka qayb-qaadashada Doorashooyinka dalka, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulanka ayaa lagu soo marti-qaaday Xubno ka kala socday xisbiyada Qaranka, Ururrada Bulshada Rayidka ah, Haweenka iyo Saxaafadda,

Doodda lagaga Hadlay Kulanka kaga bogo muuqaalka Hoose