Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Madaxwayne:Biiixi oo dhambaal tacsi ah u Direy dhamaan eheladii,qaraabadi iyo shacbi waynaha reer somaliland ee uu ka baxay aun Xil.axmed cabdi kaahin

Madaxwayne:biixi ayaa tacsi tiiranyo leh u  direy ehelada, asxaabta,xildhibaanada,iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee uu ka baxay aun ex.wasiirkii hore ee dhalinyarada iyo ciyaaraha,Xil axmed cabdi kaahin salaanmedia/Hargeisa.