Muuqaal:Maxaa ka jira is casilada gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleeban maxamuud aadan

Muuqaal:Maxaa ka jira is casilada gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleeban maxamuud aadan,saacadihii u danbeeyay waxa baraha bulshadu ku kulanto laysla dhexmarayay in gudoomiyaha golaha guurtida somaliland uu is casilay, waxa beeniyay xil.shaadh oo ka tirsan golaha guurtida somaliland salaanmedia/Hargeisa…