Muwaadiniinta yuhuuda oo loo ogolaaday in ay u safraan sucuudiga

Muwaadiniinta yuhuuda oo loo ogolaaday in ay u safraan sucuudiga,balse sucuudigu kumuu dhawaaqin in ay muwadiniinta sucuudigu in ay u safraan Israel sacuudiga iyo israiil oo cabsi ay ka qabaan iiraan isku xulafaysanaya taasi oo ay hore u lahayn cilaqaad dhinaca diblamaasiyada salaanmedia/Hargeisa..