Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

OGEYSIIS Ka Socda Maamulka Jimciyadda SOMALILAND NATIONAL AWARDS PRIZE oo qaabilsan Bixinta Abaal-marinnada Shaqasiyaadka Mudan

SOMALILAND NATIONAL AWARDS PRIZE WAXAY KU WARGALINAYSAA BULSHO WAYNTA SOMALILAND IYO QAYBAHA GUULAYSTAYAASHA SANADKA 2019 SLNA PRIZE, IN XAFLADII BANDHIGA 2019 DIB LOO DHIGAY , LANA QABAN DOONO MAALINTA

02.02.2020 MAALINKA AXADA

GOOBTUNA MAANSOOR HOTEL

HADABA SIDAAS HA ULA SOCDAAN WIXII INTAAS DHEER KALA XIDHIIDH 0633663866 / 0654422513

KA QAYB GALAYAASHA BARNAAMIJKA WAXAA LAGU WARGALINAYAA IN DIIWANKA 2020 UU SOCDO QOFKII DALKIISA WAX GASHANAYOOW XULAAHADU WAA DARYEELKA DANTA GUUD IYO HORUMARINTA QAYBAHA BULSHADA MAHADSANID ALLA MAHAD LEH .