“Puntland waxaan ka waayay, hal Daar ah oo aan isku Sawiro…” – Liibaan Cali Faarax

“Puntiland waxan ka waayay, hal Daar ah oo aan isku Sawiro…” Sidaas waxa yidhi Siyaasi Liibaan Cali Faarax oo ahaa maayarkii magaalada Taleex ugu magacownaa maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland kaas oo shalay ka soo goostay maamulkaas.