Qurba joog dalbatay in Gen:guul wadde maxkamad lasaaro

Qurba joog dalbatay in Gen:guul wadde maxkamad lasaaro marwo rru waa mid kamida qurba jooga reer somaliland waxaanay durtay hadalkii kasoo yeedhay dhawaan gen:guul wade iyadoona sheegtay in la horkeeno maxkamad waa siday hadalka u dhigtee salaanmedia/Hargeisa ..

https://youtu.be/UKdiDXbqKQg