Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Safaarada soomaaliya ee dalka turkiga oo lagu eedaynayo in ay qasab ku celinayso dhaawacyo aan wali bogsan

Safaarada soomaaliya ee dalka turkiga oo lagu eedaynayo in ay qasab ku celinayso dhaawacyo aan wali bogsan,dhaawacyadan aya aha kuwa dhaawacmay ex-kantrool af_gooye oo ay xarakada al shabaab qarax is miidaamina ka fulisay dawlada turkiga ayaa somaliya u fidisa caawimooyin iyo deeqo kaladuwan. salaanmedia/Ankara….