Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Somaliland oo Ka soo Horjeesatay Qorshe ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga Dalalka kulaala Xeebaha BADDA CAS

Hargeysa (SM)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka soo horjeesatay Qorshe ay ku hawlan yihiin isbahaysi ay ku midoobeen dalalka kulaala Badda Cas , kuwaas oo isugu jira dalalka Mandaqadda Geeska Afrika iyo Khaliijka Carabta.

Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay inay wali ku adkaysanayso mowqifkii ay hore uga gacan-saydhay siyaasadaha, barnaamijyada iyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan dalalka xubnaha ka ah Isbaahaysiga Badda Cas ilaa iyo inta Somaliland ka maqan tahay layskana indho-tirayo kaalinteeda ku haboon ee ay ku dhex leedahay daneeyayaasha muhiim ah ee qorshahan.

SI AAD U AKHRISATO WARKAN OO FAAHFAAHSAN, GUJI SAWIRKA HOOSE