Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Xafiis Cusub ka furatay Degmada 26-ka June

Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa maanta Xafiis Cusub ka furatay Degmada 26-ka June ee Caasimadda.