Wararkii u dambeeyey Xiisadda Xil-ka-xayuubinta Madaxweyne Trump oo Meel Xaasaasi ah u Gudubtay

Daawo Xogo ka soo Kordhay iyo Wararkii u dambeeyey Xiisadda Xil-ka-xayuubinta Madaxweyne Trump oo Meel Xaasaasi ah u Gudubtay iyo Xildhibaannada Xisbiga Dimuqraadiga oo Caddeymo Cusub soo bandhigay.