Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiirro Daah-furay Shirweynaha 2aad ee Guddiga Wada-tashiga Guud ee Culimada Somaliland

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta Daah-furay Shirweynaha 2aad ee Guddiga Wada-tashiga Guud ee Culimada dalka.